User:Xongor
Xongor Wa nick namekeyka aan can ka ku ahay lkn aniga lkn mgceyka dhabta ah
waa CABDI KAAFI CALI YUSUF FARAX
waxn ku dhadhay galgaduud
waxaana ku soo barbaray casimada gobalka banadir ee xamar
waxaan ku aristay magadishu
Kadib xamar waxaan ka soo takay 2008 bishii 3 marso
waxaan imid kenya xeryaha qaxootika ee dhadhaab kadib hayada qaxootika ayaa ika soo rartay iina soo kaxeysay xerada qaxootika ee kaga taala kenya xadka ay wadagaan kenya iyo south sudan ee lagu magacabo kakuma refugee cump
halkaas oo ah mesha aan kaga suganahay aduunka